"Afartii Sanno ee la soo dhaafay waxaan dhadhaminay Macaanka ay Nabadu leedahay, taas ayaa keentay yar iyo weyn inaan meel uga soo wada jeesano Cadawga qorsheysan ee raba inay inaga iyo Mustaqbalka Maatideena Mugdi Galiyaan,: Sidaa waxa yidhi Gudoomiyaha Degmada Qabri Bayax:, Deex Cali Nageeye.


#Halkan kala soco wararkii u danbeeyay DDS Fallowna na soo dheh si aad Noola socotid.👇